9. Somaliska

Presentatör: Medina Ahmed, redaktör: Emelie Pierrou, ljudtekniker: Matti Hänninen. Podcasten görs av Arbetsmarknads- och integrationsenheten på Ludvika kommun

Todobaadkaan waxaa ludvikainfo ka sii deyn doonnaa halka uu maraayo xaaladaha karoonafiruska ee gobolka, sidoo kale waxaan ka hadli doonnaa warbixinno aan sax aheyn oo laga faafiyay tallaalka, sidoo kale waxaan la kulmi doonnaa laba qof oo ka shaqeeya mashruuca magangalyo doonka ee degmada, waxeyna nooga warbixin doonaan waxa uu yahay imtixaanka jaamacadaha. Intaas iyo inkabadanba waxaan kala socon doontaa ludvikainfo.