8. Somaliska

Presentatör: Medina Ahmed, redaktör: Emelie Pierrou, ljudtekniker: Matti Hänninen. Podcasten görs av Arbetsmarknads- och integrationsenheten på Ludvika kommun



Qeybta toddobaadkan, waxaan kusiin deynay, sidii caadiga ahayd, cusbooneysiin ku saabsan corona ee Dalarna,Sweden iyo adduunka. Waxaan sidoo kale kuu sheegeynay in ABB Hitachi uu ubaahan doono inuu shaqaalaysiiyo dhowr boqol oo qof oo cusub waxaanan kuxasuusinaynaa inay dhowaan noqon doonto waqtigii saacadda loo beddeli lahaaxilliga xagaaga. Taas iyo inbadan oo kamid ah dhacdadii todobaadkan eeLudvikainfo.